Gacanyaraha Muuse Biixi Prof Axmed Samatar oo xafiis u furey Kulmiye
Gacanyaraha Muuse Biixi Prof Axmed Samatar ayaa xafiis u furey Kulmiye. Prof Axmed Samatar ayaa xafiiskan ka furey magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska iyo hadaladii laga jeediyay.