Gacanyaraha Muuse Biixi qoraa Boobe Ducaale ayaa taageeray xeerka kufsiga ee diinta khilaafsan. Wuxuu noqdey kii kaliya ee maamulka Muuse Biixi taageera xeer diinta lidi ku ah.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=AT2ojTZ4KH8[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS