X

Muuse Biixi oo ansixiyay laba xeer oo lagu sheegay xasaasi

Muuse Biixi ayaa gacan taag ku ansixiyay laba xeer oo lagu sheegay xasaasi. Waxa aad looga qayliyay xeerka kufsiga oo u ogolaanaya khaniisiinta inay xaq leeyihiin, gebi ahaana ka soo horjeeda diinta.

Xeerkan ayaa la sheegay in ictiraaf lagu raadinaayo inkasto hadda la sheegay in Muuse Biixi isdaba qabtey.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=0oqzTjMLxuQ[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.