22/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gacanyarihii Siilaanyo oo dhaliilay jidka Berbera iyo Wajaale

Gacanyerihii Siilaanyo ayaa dhaliilay jidka Berbera iyo Wajaale oo maalin dhaweyd la dhagax dhigey. Xirsi xaaji Cali ayaa sheegay in wadada Berbera iyo Wajaale aan gebi ahaanba la dhisayn ee dib loo jafjayo kaliya intii dawladii hore dhistey.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS