Galmudug iyo Ahlu sunna ayaa Jabuuti ku gaaray heshiis hordhaca. Sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta labada dhinac Heshiiskaan ayaa ka kooban dhowr qodob, waxaana lagu waddaa in si rasmi ah loo shaaciyo todobaadkaan Gudihiisa.
Laba dhinac ayaa imaan doona Magaalada Muqdisho, waxaana ay la kulmi doonaan Madaxda Sare ee dowladda Soomaaliya kadibna waxaa lagu dhawaaqi doono Heshiiska.
Ahlu sunna ayaa ka talisa dhulka Galmudug sheegato badankiisa waxase lagu dul dhisay Galmudug oo an lahayn awood ay isaga celiso argagixisada.
Isku dhaca labadan ayaa inta badan ku salaysan mid diiniyan ee aan ahayn mid shaqsi maadaama haljufo isku yihiin weliba caruurtooda ilma adeero yihiin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay