November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Galmudug oo kabaha la dulmartey Siciid Deni: anaga Amisom talada uma dhiiban

Maamulka Galmudug ayaa kabaha la dulmaray horjooge Siciid Deni oo hadda ku xeraysan xerada Xalane huteel u dhow. “Had iyo jeer waxaan kala kulanaa eedaymo aanu mudbayn anagoo u taagan Somalinimo iyo dawlad jacayl halka Siciid Deni uu talada ka waayo Amisom ayuu yiri wasiir Falagle.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS