X

Ganacsade runta u sheegay maamulka Siilaanyo iyo in ay yihiin aabaha sixirbararka

Ganacsade C/llahi Xariir ayaa runta u sheegay maamulka Siilaanyo iyo in ay yihiin aabaha sixirbararka. Wuxuu difaacay zaadka oo uu ku sheegay in laysku dirayo dadka.




admin:

This website uses cookies.