Ganacsatada Galkacayo ayaa diidey shilinka Somaliga marhore dhintey. Shilinkan oo dhintey 26 sano kahor ayaa waxa lagu daabacaa warshado buga oo ku yaala Puntland ama Hindiya.
Ganacsatada magaalada Gaalkacayo oo lacagtooda doolarka ee xalaasha lagu bedeshio shilin Somaliga bugta ah ayaa diidey inay qaataan taas oo waxyeelo u gaysanaysa dadka danyarta ah ee iyagu waxkale haysan.
Ma jirto awood weax looa qabto bugtan lagu hayo dadka masaakiinta ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay