Ganacsatada reer Boorama oo dadkii haraad u dhimanayaan ayaa balan qaaday in ay bixiyaan lacag badan oo lagu martigeliyo ciyaaraha lagu qabanayo Boorama iyo Ramaax oo sheegay in garoonka Boorama doog la saari doono qandaraaskii la bixiyay. ”Waxa goobta ka maqnaa nin yiraa war dadkiina haraadka u dhimanaya imisaad u balan qaadaysaan si ceelal loogu qodo ayaan ka soo xiganay akhriste ku xiran Araabinews.com oo jooga Boorama.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay