Ganacsatada suuqa Bakaaraha Muqdisho ayaa shaqo joojin sameeyay ayagoo xirey tukaamada iyo goobaha kale e ganacsiga. Ganacsatadan ayaa khasaaray boqolal shilin oo maanta soo geli lahaa.
Cabashada shaqo joojintan ay ku khasaareen ayaa timi ayagoo sheegaya in dawladu soo rogtey cashuur dheeraada oo dalka iyo amnigooda lagu hormarinayo.
Dawlada Somaliya ayaa bilowdey inay qaado cashuuraha ku waajibka dadka in aan sidaa u badneyn.




Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay