November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ganacsato ka timi ismaamulka Somalida oo Burco lagu dhacay iyo qayblodhaan+ARAG

Burco–Ganacsato ka soo jeeda deegaanada Somalioda Itoobiya ayaa lagu dhacay Burco iyadoo been loogu sheegay in xoolaha la iibiyo kadib ay helayaan lacagtooda. Xoolahan ayaa gaaraysa ilaa 4000 oo neef oo soonkii hore laga qaatay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM