20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ganacsato kaluun ka soo saartey xeebta Laasqorey oo khasaare la gaarsiiyay oo qaylo-dhaan direy

Ganacsatadan qasaaraha ula ay gaarsiiyeen maamulka Muuse Biixi ayaa kaluunkoodii oo sadex tan ah gubey. Kaluunka ay soo saareen ayaa ah kan ugu fiican ee ajaanibtu ka gurato xeebaheena. Ganacsatadan ayaan jirin cid ay u raacato xoolaheeda ama magdhow ka hesho.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=vPPWUo8vY9A[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS