Garabka Khaatumo ee Cali Khaliif ayaa ciidankiisa ku wareejiyay maamulka Somaliland.
Munasabad Ciidanka lagu Wareejinayey Waxaa ku sugnaa Wasiirka Amniga Khaatumo Keyse Cabdi Yuusuf Wasiirka Warfaafinta Khaatumo Axmed Xaaji Cali iyo Masuuliyiin kale.
Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Khaatumo garabka Cali Khaliif ayaa ciidankan ku wareejay Aaga Widhwidh oo ay joogaan ciidamo u daacada Somaliland.
Siyaasiyiinta Dhulbahante ayaa kolba dhinac u socda oo ay dhici karto isla beri inay u leexdaan dhinaca kale.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS





Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay