Gardarada Trump ku weeraray Siiriya waxay muujinaysaa in aan sax nahay wadada aan qaadney ee aan ku xoojinay awoodayada ciidan iyo tanĀ dhinaca Nukliyeerka. Waxa sidaas yiri Woqooyiga Kuuriya.
Aduunka ayaa hadda arkey in awoodaada oo kaliya aad ku ciilbixi karto. Weerarkii nacasnimo ee Trump ugu hiiliyay argagixisada iyo Yuhuuda iyo Sucuudiga ayaa Woqooyiga Kuuriya tusayaa aduunka in ay sax yihiin.
Garoonka uu weeraray Trump ayaa ahaa garoon looga weeraro argagixisada ay taageeraan iyaga Yuhuuda, Turkiga iyo Sucuudigu.
Woqooyiga Kuuriya ayaa sheegay in awoodooda oo KALIYA ay ku ciilbixi karaan kadib weerarkii qaawanaa ee Trump ku qaadey Siiriya.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay