09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Garoonkii diyaaradaha Gaalkacayo oo muran lacageed ka taagan tahay maxayse Puntland ka tiri: MAQAL

Puntland ayaa markii ugu horeysay si dhab ah uga hadashay xirnaanshaha madaarka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo, waxa ayna sheegtay Puntland in aan marnaba la hakin garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo.

Wasiirka Duulista Hawada & Garoomada ee dawladda Puntland Xassan Xaaji Siciid ayaa sheegay in ay dawladdu og tahay lacagtan lasoo rogey, ayna tahay sifo sharci ah oo horey loo jideeyey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS