X

Garoowe oo maalintii labaad la cunin qaadka Kiiniya iyo sababta

Garoowe oo maalintii labaad la cunin qaadka Kiiniya. Qaadka miirowga ee laga beero Kiiniya ee malaayiin doolar laga sameeyay ayaa laga waayay magaalada.



Dadka iibiya Jaadka ayaa u sheegay warbaahinta ku taalla degaanada maamulka PuntlandĀ in mudooyinkii la soo dhaafay ay jireen dhibaato lagu qabay Qaadka.



Waxayna tilmaameen inuu noqday wax aan la cuni karin oo adag aana la calalin karin, islamarkaana degaanada Puntland loo soo dhoofiyo qaad qurmay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.