X

Qaramada midoobey oo Somaliya lacag ku raadsanaysa oo sheegatay yabooh dhan 1 bilyan

Qaramada midoobey oo Somaliya lacag ku raadsanaysa ayaa sheegatay yabooh dhan dhan 1 bilyan doolarka Maraykanka. Shir RW Xasan Kheyre ayaa gudoomiyay shir ka dhacay Muqdisho.



Masuuliyiinta Qaramada midoobey ayaa sheegay in Somaliya u baahan tahay lacagtaas si bey sheegeen loogu gargaaro dad gargaar u baahan oo abaaro ku soo socdaan.



C/llaaghi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.