November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Garoowe oo roob doon laga tukadey: SAWIRO

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa maanta kala qayb galay salaadda Roob-doonta kumannaan,isugu jira mas’uuliyinta dowladda,Culumaa’udiin,Waxgarad,iyo dadweyne kale oo aad u fara-badan.

Madaxweynaha ayaa kaddib markii salaadda la tukaday alle u baryay in uu abaarta ka dul qaado, dadka iyo duunyada tabaalaysan,isaga oo wacdi ka jeediyay goobtii salaadda lagu tukaday.

Madaxweyne Gaas ayaa umadda ugu baaqay in ilaahay loo noqdo isla markaana khayrka la badsado.

ccc2[1]ddd1[1]
xxxx

ccc

ddd

ffff

xxxx

ccc

ddd

ffff

jjjjj

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS