November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Garyaqaan u doodi jirey saxafi Muuse Biixi u xiran oo ku dhawaaqay inuu shaqada ka tagey

Garyaqaanka reer Hargeysa ee u doodi jirey dadka dulmi isagoo aad u da’yaraa ayaa sheegay inaanu sii wadi karayn shaqadan maadaama maamulka uu ku tuntey sharcigii qof mixnad lehna aanu shaqayn Karin.



Waa garyaqaankii ugu horeeyay ee weluba da’yar oo uga tagey shaqadiisa sharci iyo kala dmbeyn aan ka jirn maamulka Muuse Biixi.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS