X

Gawaaari kuwa gurmadka ah oo lagu wareejiyay isbitaal ku yaal Muqdisho: SAWIRO

Gaari kuwa gurmadka ah ayaa lagu wareejiyay isbitaal ku yaal Muqdisho. Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur oo gaadiidkasi guddoonsiisyay hay’addihii loogu talagalay ayaa ka mahadcelisay.



Waxana gaadiidkan ka gacan gaystey hay’ada Qadar. Waxa dhinaca kale la dhagax dhigey masjid laga dhex dhisayo isbitaalka Turkiga ee magaalada Muqdisho.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.