X

Kulan dhexmaray booliiska gobolada dalka iyo kuwa dawlada dhexe: SAWIRO

Kulan dhexmaray booliiska gobolada dalka iyo kuwa dawlada dhexe ayaa ka dhacay xarunta gobolka Bay ee Baydhabo. Shirkan ayaa maalintii labaad ee diirada lagu saarayo amniga.



Dadka Somalida ayaa hoosta loo geliyay nidaam ayna qaadi Karin oo laga soo guuriyay wadamo shisheeye.

S/guuto Mukhtaar Xuseen Afrax, Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa abaal marino Lacageed gudoonsiiyey qaar kamid ah Ciidanka ku sugnaa Xarumaha uu booqashada ku tagay, taasi oo ah mid lagu dhiiri gelinayo Ciidanka, si ay u laba jibaaraan Shaqada culus ee Qaranka ay u hayaan.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.