29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gawaadhidii reer Boorama oo laga takoorey in ay ka qaybqaataan diiwaangelinta: ARAG qaylada

Gaadiidleyda gobolka Awdal ayaa kooxda wadata diiwaangelinta ka takoortey in gawaadhidooda loo isticmaalo diiwaangelinta. Dirawalada gawaadhidaas ayaa cabasho u direy Siilaanyo iyo Saylici. Gawaadhida reer Awdal ayaa hore loo cunaqabateeyay iyadoo lacag looga gurto Lawyacado.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS