Gawaari xamuula ayaa lagu qabtey Cadaado iyo waxa loo shikiyay. Gawaaridan oo gaaraya lix ayaa lagu joojiyay bar xanibaad oo ku taal meel laga soo galo magaalada. Waxana lagu bilaabry baaritaan.
Waxa gawaaridaan qabtey ciidan booliis ah iyo dhalinyaro abaabulan. Warar leysla dhexmaraya ayaa waxaa ay sheegayaan in Gaadiidkaas looga shakiyay inay wadaan Hub ku socda Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.
Gawaaridan oo ka yimi Gaalkacyo ayaa aad looga hadal haaa magaalada. Waxa jira xiisad siyaasadeed sidii xukunka looga tuurey Xaaf oo ku sugan Dhuusamareeb.
Waxa la sheegayaa in Xaaf rabo inuu xukunka xoog ku soo cesado oo uu weeraro xarunta barlamaanka Galmudug e Cadaado iyo madaxwrynaha Galmudug Axmed Baasto.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay