11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Geesiyadii NISA ee isku dhigey qaraxii bahalnimo ee dhiigmiiratada shabaab oo aas qaran loo sameeyay

Waxa duhurkii maanta la aasay geesiyaashii NISA ee badbaadiyay dad tiro badan oo ku jiray goob argagixisadu qarax weyn dhigtey oo ku dhaweyd bar kontorool. Ilaa hadda waxa socda sida argagixisada ula soo gashay bam intaa leeg oo dadka badankiisu qabaan in lasgu sameeyay gudaha Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS