X

Geeska Afrika waa hadlay: Eritariya

Kadib banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeeda dawladaha reer galbeedka ee beenta ka faafiay Itoobiya taageerana u muujiya falaagada Tigreega ee taagta daran ayaa Eritariya ku tilmaantey in geeska Afrika hadlay.


”Isku soo baxyadu waxay gilgileen dhamaan magaalooyinka waaweyn ee Itoobiya iyo aduunka dhamaan inta ay joogaan Itoobiyaanku taas oo kuu muujinaysa in geeska Afrka hadLay diideyna gumeysi cusub ayay tiri Eritariya.

Maraykanka oo taabacsan falaagada Tigreega ayaa markasta yiraa waxay ku soo siqayaan caasimada, ayadoo la ogyahay inayn haysan karin hal magaalo iskaba dhaaf inay soo dhaafaan gobolak Axmaarada.



Falaagada oo haween da’yar soo saftey ayaa lagu jabiyay gobolka Canfarta, isku day ay rabeen inay qabsadaan wadada ka timaada Jabuuti ayaa jac weyn lagu gaarsiiyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.