X

Cabi Axmed oo sheegay inuu kor joogteyn doono aaga dagaalka

Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay inuu kor joogteyn doono maanta laga bilaabo dagaalka looga saarayo Tigreega deegaanada Axmaarada. Tigreega ayaa qabsaday magaalooyin cidla oo ka tirsan gobolka Axmaarada.


Waxase jabweyn ka raacday markii ay faraha la galeen Canfarta. Falaagada Tigreega ayaa inta badan ku dhuumanaya buuraha dhaadheer iyo dhulka jiqda ah ee Woqqoyiag dalkaasi Itoobiya.



ā€¯Waxaan maanta laga bilaabi idinla joogi doonaa aaga dagaalka maadaama dalka lagu soo duulay, waxaaanan isla garanay in Itoobiya weligeed laga guulaysam ayuu yiri Cabi Axmed.

Si kastaba ha ahaatee reer galbeedka ayaa kula jira dagaal adag oo dhinaca saxaafada ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.