Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa sharaxaad Dheeraad ah ka bixisay sababaha ka dambeeya in la joojiyo duulimaadyadii tagi jiray magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland.
Taliyaha waaxda dowlada Soomaaliya Cabdulaahi Gaafow maxamuud oo wareysi siiyay VOA ayaa sharaxay waxyaabaha ka dambeeya in la joojiyo duulimaadyadii diyaaradaha ku tagi jireen magaalada Hargeysa.
Wuxuu sababta ugu weyn ku sheegay iney tahay in dadka jooga garoomada diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ay dhaqaalo ka qaadaan dadka Soomaaliyeed ayna ula dhaqmaan sida dad ajaaniib ah.
Sidoo kale wuxuu sheegay in shacabka Soomaaliyeed aysan ka bixin dhibaatadaasi. Wuxuu dhinaca sheegay in xayiraadu saaran tahay garoomada beesha dhexe ee dawladii Somaliya dhistey ee Hargeysa iyo Berbera.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay