X

Golaha shacabka oo xushey guddiga doorashada

Kulankii loo balansanaa maanta ee golaha ayaa qabsoomay ayadoo kooramku u buuxsamay, waxa kale oo fadhiyay golaha shacabka xildhibaano laga soo doortey Garbahaaray ee ku soo baxay heshiiskii 17 Sibtambar.


Gudoonka cusub ee golaha shacabka ayaa shaaciyay liistada la soo xushey ee diyaarin doonta doorashada madaweynaha oo aad loo rajaynayo inuu ku guulayusto madaxweyne Farmaajo.




Hoos ka akahriso liistada

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.