21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gini ictiraaf ma siin karto Somaliland ee yaan dadka la wareerin: Dr Cali Khaliif (MAQAL)

Siyaasiga rug cadaaga ee Cali Khaliif Galaydh oo wax ka taabtey sheekada Gini iyo in dalkaasi yar ee fiqiirka ee la tacaalaya cudurka Iboolaha uu wax ku soo kordhin karo oo boodin karo ictiraaf u helo maamulka Somaliland oo aan ictiraaf ka helin dadka deegaanka.

War Gini ictiraaf ay kuu saxeexaysaa ma jirto: Cali Khaliif Galaydh

Hoos ka dhegeyso





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS