Giriiga ayaa sheegay inuu ciidamo u dirayo Liibiya si ay u taageeraan Jeneraal Khaliifa Xaftar oo Dayib Erduqaan ugu hanjabay inuu daaqada ka saari doono haddii uu isku dayo inuu qabsado caasimadda dalkaasi. Giriiga oo ka xanaaqey talaabada Turkiga ayaa sheegay inay nabad ilaalin u diri doonaan Liibiya.
Dadka Indha indheeya siyaasada ayaa qaba in Giriigu siin karin taageero milatari uu Jeneraal Khaliifa daaqada uga saaro hogaanka Liibiya ee akhwaan muslimiinta ee Dayib Erduqaan taageero waayo malaha awood milatari oo u dhiganta Turkiga.
Waxase ay qabaan in ay ka tahay I maqla iyadoo fariintani ku socoto wadamada kale ee ay kuwada jiraan xulafada Naato, si ay u arkaan in heshiiska Turkiga iyo maamulka Tiriboli ee biyaha u dhexeeya labadooda dal uuna ahayn mid saxa.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay