X

Go’aamo laga soo saaray sidii wax loo qaban lahaa abaarka Woqooyiga Awdal

Badhasaabka Awdal

Go’aamo laga soo saaray sidii wax loo qaban lahaa abaarka Woqooyiga Awdal. Badhasaabka gobolka Awdal ayaa shir u wada qabtey hay’adaha gargaarka iyo maamulka gobolka oo go’aamo laga soo saaray.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=nCHxPkUm6uw[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.