Gobolada ay joogaan argagixisada ayaa war fiican laga soo saaray. Ciidanka dawlada iuyo kuwa Afrika ee iska jooga Koofurta ayaa qaatey amarkii madaxweybne Farmaajo waxana jira dhaq dhaqaaq.
Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa argagixisada looga sifaynayaa goobaha ay welli joogaan. Argagixisada shabaab ee ah cadowga koowaad ee ummadu leedahay hadda ayaa baxsada marka dagaal lagu soo qaado.
Axmed Maxamed Tareedisho Taliyaha Guutada 52-aad ee Ciidamada Xoogga dalka ayaa sheegay in ay u diyaar garoobeen in ay dagaal ku qaadaan goobaha ay argagxisadu ka joogto gobolka Hiiraan iyo gobolada kale.
Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in argagixisada la xanuujiyo lagana sifeeyo dalka.
C/llaahi Warmoge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay