Waxa falaqaynta diyaariyay saxafiga da’da yar ee Faysal Abroone waxana kala qayb galaya ruug cadaa xaaji Maxaamuud Aare iyo Dr Gaas Faarax. Waxa la weydiin karaa gobol dad aad farabadan ku noolyihiin inta haddana ka aradan yihiin waxyaabihii nolosha asaasiga u ahaa.
ARAABINEWS