Xulka qaranka gobolka ka tirsan Ingiriiska ee Wales ayaa wacdaro ka dhigey koobka qaarada Yurub kadib markii ay cirka u direen xulka Beljim oo ka weyn mudana soo ciyaaray ciyaaraha qaarada Yurub.
Xulka qaranka ee Beljim ayaa dhaliyay gool cajiiba qaybtii hore ee ciyaarta waxase ka dambeeyay sadex gool oo ay dhaliyeen Wales, iyagoo sidaana ugu soo baxay wareega afraad.
Wales ayaa ku aadan Portuqaal oo xalay badisey halka ciyaaraha hadhay ay wada ciyaari doonaan Jarmalka iyo Talyaaniga iyo Faransiiska iyo Swiserland maalmaha beri iyo Axada.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![hi-res-9036a82608b65c32858c93cc7cf67691_crop_north[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/07/hi-res-9036a82608b65c32858c93cc7cf67691_crop_north1.jpg)
![neil-taylor[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/07/neil-taylor1-1024x768.jpg)
![Wales-v-Belgium[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/07/Wales-v-Belgium1.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay