WAXA HUBAAL AH IN AY SOMALILAND KU MIDOOBI KARTO HAL SHAY OO AH MAAMUL FEDERAAL AH AWDALSTATE,KHATOUMO STATE
IYO SNM STATE = FEDERAL OF SOMALILAND.
ALBAABKAA AWDALSTATE BAA GARAACDAY 4TH DEC 2013 SI SAXARKA LOOGA SAARO ISMARINWAAGA SIYAASADEED EE HOR TAAGAN SOMALILAND DHEXDEEDA TAASI FASHIL BAY DHALISAY GABOOD FAL KU DHAMAADAY TAAS OON KULMIYE DAACAD KA AHAYEN WEFDIGII AWDALA DIB UGA GURTAY DHALISAY XAALADA ILAA MAANTA TAAGAN EE LOOMAROLAAYAHAY EE GARABKA HUBAYSAN EE SULD, WABER, AARA EE JABHADA MUSALAXA AH.BAL JALEEC.
KHATOUMO OO KULAALAYSA MIISKA WADAHALADA MA DABINKII AWDAL KU DHICI GAADHAY BAY KU DHICI
MISE WAY KA BADBAADI?
F.GAARA
KHATOUMO OO KULAALAYSA MIISKA WADAHALADA MA DABINKII AWDAL KU DHICI GAADHAY BAY KU DHICI
MISE WAY KA BADBAADI?
F.GAARA
NIN WALIBA GURIGIISA WAA INUU MAAMULKIISA IYO MULKIGIISA U MADAX BANAANAADAA HADII LA WAAYO
DABARKA DALKU SIDAASUU UGU XIDHNAANAYAA NINKII LAHAA BAANA DABADA JIIDANAYA MANA KICI DOONO.
AWDALSTATE +KHATOMO STATE +SNM STATE= FEDERAL OF SOMALILAND.
HAWAAWIGA HALAGA BOXO RUNTA BIYO KAMA DIBAANKA AHHA LOO DEGO.
XAQ U DIRIR
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI