X

Golaha deegaanka Boorama oo muddo dheer kadib shir qabsaday

Golaha deegaanka Boorama ayaa muddo dheer kadib shir qabsaday. Kulanka maanta ayaa looga hadlayqorsheyaasha horyaala golaha oo ay u jirto miisaaniyada. Waxana goobta ka hadlay maayerka.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=r61rKPMFvx4[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.