X

Muuse Biixi oo magacaabay xubno kale ka oo mid noqonaya maamulkiisa

Muuse Biixi ayaa magacaabay xubno kale oo ka mid noqonaya maamulkiisa. Xubnahan la magacaabay ayaa buuxinaya wasaarado hore u jirey laakiin lacago lagu cuni jirey.



Liistada Muuse Biixi soo saaray ayaa u qornaa sidan hoose.

Waxaan Go’aamiyey:

In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:

1.

Cali Cabdillaahi Daahir Xirsi

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda

2.

Axmed Yuusuf Dirir Maxamed

Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka

3.

Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye Faarax

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka

4.

Cumar -sayid Cabdillaahi Aadan Qalinle

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka

5.

Faysal Cali Sheekh Maxamed Cabdi

Guddoomiyaha Hay’ ada U-diyaar Garawga Aafooyinka iyo Kaydka Raashiinka Qaranka

6.

Cabdikariim Axmed Maxamed Faarax

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

—

Naasir Yuusuf Daahir
Director Presidential of Media

Hargeisa – Republic of Somaliland
Email: naska2007@hotmail.com
nasirnaska77@gmail.com



Soo akhrintii Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.