Golaha fadhiidka ah ee Somaliland ayaa jawaab siiyay barlamaanka dawlada dhexe oo gebi ahaanba joojiyay shirkada Carabta ee Dubay World oo dabamartey dawlada Somaliya heshiisyo musuq ahna la galaysa kaabo qabiilada dalka.
Maamulkii hore ee Siilaanyo ayaa diidey inuu golahan hor keeno heshiiska saxda ah ee ay la galeen ama la galsiiyay. Waxa jirta musuq aad u xun iyo lacago Carabtu bixisay.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=hlUo3FghMHo[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS