18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Golaha guurtida Somaliland oo kulan loogu yeeray iyo sababta

Golaha guurtida Somaliland ayaa kulan loogu yeeray la filayo in lagu lafoguro dagaalka maamulku ku qaaday tuulada Tukaraq oo ah goob maamulka Puntland cashuurta ku aruuriyo.



Dagaal gaadmo oo saaka dhacay ayaa ciidanka Somaliland ku qabsadeen tuulada ayagoo ciidankii Puntland goobta ka baxeen isla markaana uu jirey khasaare.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=8O5ZX2wk96I[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS