09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Golaha madasha Somaliland iyo xisbiyada oo ugu hanjabay Siilaanyo iyo guurtida in ay xukunka korodhsadaan+MUUQAAL

WP_20150310_006Hargeysa–Golaha madasha iyo xisbiyada Somaliland ayaa ugu hanjabay Siilaanyo in uu xukunka korodhsado uguna baaqay in uu yimaado miiska wadahadalka bisha Abril si looga wada hadlo sidii uu xukunka uga degi lahaa maadaama uu qaban waayay doorasho sidii loo balamay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS