16/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Golaha wakiilada maamulka Somali muddada korodhsaday

Waxa maanta magaalada Hargeysa markii lixaad muddada korodhsaday olaha wakiilada oo fadhiid ah oo haba yaraatee aan waxba Ku kordhin inolosha dadka inay dhiiga Ka jawaab mooyee. Waxay fadhiyeen muddo gaaraysa 15 sanno.



Maadaama ayna doorasho dhacayn in muddo ah oo Muuse Biixi Ku fadhiistey waxay garteen inay muddada sii dheeraystaan intey doonaan.



Waxay Ku darsadeen laba sanno oo kale ayagoo cod u qaaday. Golahan ayaa Ka mida kuwa dhoiga ka jaqa masaakiinta lacagta looga soo guro.



Xisbiga Wadani ayaa Ka horyimi muddo korodhsigan qaawan ee lagu sii dheeraysanayo fadhi Ku cunida xoolaha masaakiinta laga qaado.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS