November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Golaha wasiirada cusub ee Somaliya oo helay codka kalsoonida kadib xildhibaan argagixisadu dishay

NTMuqdisho-Araabinews–Golaha wasiirada ee cusub ayaa codka kalsoonida ka helay barlamaanka halkaas oo raiisal wasaruhu uga mahadcelin celiyay. Barlamaanka ayaa ku ansixiyay 191 xubnood halka 22 ay diideen ma jirin wax ka aamusay.

Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya qaarkood ayaa aragtiyo ka dhiibtay Codka Kalsooni siinta Xukuumadda, inkastoo markii dambe la isku raacay in cod loo qaado Xukuumadda iyo barnaamijeeda, guddoonka Barlamaanka ayaa sheegay in si saf sah ah loo codeynayo,, tirada guud ee Xildhibaannada codeynta ka qeyb-galay ahaa 213, mudane, Mudane Maxamed Sheekh “jawari” ayaana shaaciyey natiijada golaha Barlamaanka, iyadoo 191, mudane ay Xukuumadda ogollaadeen, 22, diiday cid ka aamustayna eysan jirin sidaasna ay asxan ku tahay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS