Golaha wasiirada ayaa sameeyay xilka qaadis degdeg kuna aadan dilkii wasiir Cabaas Siraaji oo maanta lagu aasay magaalada Muqdisho, Marxuunka ayaa ka tagey laba caruura iyo xaas.
Golaha ayaa dhinaca kale tacsi u direy marxuun Maxamuud Jaamac Sifir oo hore u ahaa raiisal wasaare ku xigeen dawladihii ku meel gaarka ahaa oo Maraykanka ku geeriyooday.
Halkan hoose ka daawo go’aanka wasiirada
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS