X

Goobo ka tirsan Boorama iyo Saylac oo la gaarsiiyay deeqo raashina

Goobo ka tirsan meelo ay abaaruhu ku dhufteen oo ka tirsan Boorama iyo Saylac ayaa la gaarsiiyay deeq raashina oo aad loola soo daahay maadaama ayna jirin cid gobolka ka tirsan ama matasha oo muujiyay dadaal dheeriya aan ka ahayn dhowr mar oo dano gaara la lahaa oo lagu baaqay in dadka loo gurmado.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.