X

Dadweyne ku xanuusaday bir Somtel ka taagtey Hargeysa oo cabanaya

Dadweynaha xaafada Shaylaha ama Gaandhi ee Hargeysa ayaa qaylo dheer ka soo saarey bir Somtel ka taagtey xaafada dhexdeeda oo ay ka qaadeen xanuuno farabadan waa sida ay sheegeen. Biraha korontada ayaa ah caadiyan in laga fogeeyo dadka balse maamul xumo awgeed ay noqotey sidani.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.