X

Goobo ka tirsan Butlaan oo lagu bilaabay buufinta Ayaxa

Deegaanada Butlaan ayaa ka mida meelaha Ayaxu faraha ba’as ku hayo, waxana jirey dadaalo ay waday dawlada dhexe oo ku aadanaa sidii loogu gurman lahaa dhulka Ayaxu sameeyay.


Waxa kale oo jira dhul bacaad celin u baahan oo ku yaala Butlaan oo maamulku qayli dhaan ka direy haddana lagu soo sameeyay qiimeyn.


Hoos ka fiirso sawirada qaar ee deegaanadaas.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.