X

Gooni goosatada Imaaraadku taageero ee Cadan oo xarumo qabsadey

Gooni goosatada Imaaraadku taageero ee Cadan ayaa la wareegay xarumihii dawlada ee Sucuudigu ku wareejiyay Xaddi oo isaga xarun u tahay Sucuudiga.



Dagaal waxoogaa socday ayaa Cadan ku dhexmaray gooni goosadka iyo kuwa raacsan Xaddi. Qaylo dhaan Xaddi ka soo saaray weerarka gooni goosadka ayuu ku codsaday in la soo farogeliyo.



Dawlada Yaman ee Woqooyiga dalkaasi ayaa waxa dagaal kula jira Sucuudiga oo si gooniuya ula dagaalamaya.

Ciidanka Sucuudiga iyo kuwa Imaaraadka ee jooga Cadan ayaan iyagu farogelin dagaalka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.