X

Goormaa la go’aamiyay inay dhacaan ciyaaraha maamulada iyo gobolka Banaadir

Goormaa la go’aamiyay inay dhacaan ciyaaraha maamulada dalka iyo gobolka Banaadir. War Murtiyeed ayaa laga soo saaray shirweynihii ka socdey maalmaha magaalada Kismaayo ee maamulka Jubba ayaa lagu eegay qodobo dhowr ah oo ku saabsan ciyaaraha.



Shirkan oo si wadajira uga qaybgaleen wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha dawlada Somaliya iyo maamulada dalka ayaa la isla gartey in ciyaaruhu si rasmi u furmaan 7 bisha soo socota.



Lama shegin inay ka furmi doonaan Muqdisho iyo inay Kismaayo ka dhici doonaan waxayse sheegeen in garoonka Kismaayo tababar lagu qaadan doono.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.