X

Guddi been abuur ka samaystey maaliyada dalka oo la kala direy

Guddi been abuur ka samaystey maaliyada dalka ayaa la kala direy. Guddigan oo u badnaa mucaarad diidan maamulka madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre ayaa been abuur ka sameeyay maaliyada dalka ayagoo keeni waayay cadeymo tafaftiran.


Qoraal uu soo saaray  Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Guddoomiye kuxigeenka 1aad ayaa Guddigaas lagu kala diray,waxaana la sheegay in guddoonka uu dhawaan soo Magacaabi doono Guddi Cusubayan dooran doonaan Guddoomiye.


Gudoomiye ku xigeenka barlamaanka Somaliya ayaa qoraal uu soo dhigey in la soo magacaabi dioono guddi si hufan u soo derista maaliyada dalka oo leh gudoomiye.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.