X

Guddiga doorashada maamulka Somaliland oo war soo saarey

Guddiga fashilmey ee doorashada maamulka Somaliland ayaa war ka soo saarey. Guddoomiyaha Guddiga fashilmey ee doorashooyinka Cabduqaadir Iimaan Warsame sheegay in doorashada ay dib u dhigeen 8 caqabadood oo xilligaan Guddiga soo wajahay awgeed.


Guddigan ayaa ah in la kala diro waxase laga dhaqaaqi waayay Muuse Biixi oo qaba in guddigan la’aantii aanu helayn kuraas. Fashilka doorashadii sanadkii hore ayay qeyb weyn ku lahaayeen.


Diidmada Muuse Biixi inuu kala diro guddigan ayaa keentay in doorashada goleyaasha maamulka dib loo dhigo.

Siyaasiinta Somaliland ayaa qaba inuuna doorasho diyaar u ahayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.